Dhaanto Cusub | Waan Hubaa | Axmed Budul & Herrut Haymanot | 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 апр 2025
  • #caweyskadalmar
    Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar

Комментарии •

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 3 года назад +72

    Run ahaan tii waa dhaanto aad u macaan waxaanan dhagaystay 2015 hadana imikaan dawanaya 2022 Allx Allaa mahad leh (adna ila mid ma Tahay oo ma daawa naysaa 2022)

  • @mahamedabdulahi2651
    @mahamedabdulahi2651 7 лет назад +267

    waxaan kayaabay sda ay diintooda , dhaqankooda iyo afkooda dadka ree ogaaden ugu tagin walinana ay ay ugu adagyihiin ayagoo ay gaal dowlad wada qaybsadaan sdaa ay tahy waadadka kali ah soomalida ku jira dhaqaankooda ku dhagan meelkasta ay joogaan Big respect ree Ogaadeen dadka ugu fiican ayd tiihin Soomaalida ❤❤❤❤

    • @ikranbashi7427
      @ikranbashi7427 6 лет назад +1

      p

    • @abdowabdow8486
      @abdowabdow8486 6 лет назад +4

      Dowkada etopia marki hore waan necbaa lkn ogaden waxay kabad baadisay wahaabi iyo al-Shabaab, ma umalaynaysaa hadii wahaabi meeshaan joogi lahaa in dhaanta lagu ciyaari lahaa?? Way isku qarxin lahaayeen😃😃 garkaad iskajartaa lagu karbaashaa dadka Somalia joogo' Gabdhaha sidi naagihi sucuudiga hadaysan ulabisan waa karbaash, dib uxorayn dhanka fikirka ahay ubaahantahay Somalia

    • @anabali5745
      @anabali5745 6 лет назад +1

      Mahamed Abdulahi Xxccf

    • @yasminhaguf6842
      @yasminhaguf6842 6 лет назад +2

      Mahamed abdulahi waaruntaa wallee

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 6 лет назад +4

      Mahamed Abdulahi saxiix

  • @naasirmacruuf1224
    @naasirmacruuf1224 5 лет назад +121

    Ogadeen dad tagay oo tilaabsaday 💟❤🇬🇲 adunka hano wacnaado dadkayga

  • @mahamedabdulahi2651
    @mahamedabdulahi2651 7 лет назад +35

    Alle dhulka #Absame qurrux badnaa walee Soomali waa #Absame iyo baabah waa dad Taariikh, dhaqan iyo diin leh Mansha allah viva #Absame

  • @cabdalla8481
    @cabdalla8481 4 года назад +13

    Dhaantadaan waxaan ku xasuustaa xili aan safar u ahaa dhulka hargaisa aniga iyo hooyo mcn oo kanimaanay gobalada dhexe dhantadu waxay noosoo gashay markan maraynay dawga sheikh
    Jawi aad umacaan buu ahaa ❤

  • @warsamemayele
    @warsamemayele Год назад +18

    Still listening our beautiful culture2024

  • @dareenxaaji2553
    @dareenxaaji2553 6 лет назад +61

    Allow BarakeeY Reer
    AyeYo DeeY wlhi Tirade
    kaa Bateen masha allah

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
    @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 года назад +10

    12,7,2022 baan waxa udawana sidi inay shalay so baxday wali somali galbed matagin lkn Allah mar un ha iisahlo from Mogadishu
    Proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Axmad-s5s
      @Axmad-s5s 5 дней назад

      2025 kawaran😂

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 года назад +60

    2023 hdaad dhaantada macan keeda soo booqatay like ta dhac iigu sii👊😁
    Boqorka dhaantada axmed budul🐐

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 7 лет назад +47

    Viva somalinimo
    Alow idin dhowr reer jigjiga somalida cadowgodo alaha jabiyo
    We are one ☝🏿
    Somali hanoolato
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    One day we become one nation shanta somaliyeed
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👆🏻

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 5 лет назад +33

    Gabadha dhaantada wax ka qaadaysa maaha somali lkn saan maqlay hooyo soomaliyeed baa dhashay iyaduna waa ethiopianad bogaadin bay naga mudan tahay herut ❤🙏

    • @misskookei6193
      @misskookei6193 2 года назад

      Wa run somali uma eko

    • @Hamdi.Hassan
      @Hamdi.Hassan 2 года назад

      Haddii ay hooyadeed Soomaali tahay, maxay tahay Soomaalinimada u dhimani?

    • @dalmar1985
      @dalmar1985 Год назад +1

      @@Hamdi.Hassan naag waa weel wax lagu shubtay lama xisaabsan Karo huuno.

    • @Hamdi.Hassan
      @Hamdi.Hassan Год назад +2

      @@dalmar1985
      Uma qalantid in aan kuu jawaabo, laakiin waxaan ku leeyahay Orodoo school tag oo cilmi akhriso ama doctor u tag haddii aysan jaahinimo kaa ahayn ee ay waali kaa tahay.
      DNA sida uu u sameysmo soo baro horta

    • @aminaomar5550
      @aminaomar5550 Год назад

      ​@@Hamdi.Hassan jawaab ku haboon baad siisay

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 4 года назад +35

    Salaan diiran My tolkay OG from reerka keliya aad is taqaanaan Dhuloz we love you💕💕💕 Gabyaayadii Soomaaliyeed ama Waa OG ama Dhuloz💕🇸🇴💕🇸🇴🐆💕🇸🇴

    • @abdullahishiine2602
      @abdullahishiine2602 4 года назад +3

      Darwishka miyaa huno?

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 4 года назад +2

      @@abdullahishiine2602 dabcan haa Darwiish baan ahay

    • @abdullahishiine2602
      @abdullahishiine2602 4 года назад +1

      @@apdullahicarab2461 gob gob dhashay! Ogadeenka iyo dhulmahantaha Si bey iskaga jecelyihiin somalida kale! Walahi wan iska jeclahay ree tolkey.
      Sababtana ma aqaano ruunti

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 лет назад +103

    Waxan Ahay Somalilander Aad Ujecel Dhaantoyinka reer Ogaadeniya Masha Allah

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 5 лет назад +2

      Somalilanderow ma nooshay WALAAL 💚

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 5 лет назад +1

      @@Who_are_you900
      Oo maxaad sidaa u tidhi walaal?
      Sidaad hadalka u tidhi kamaan helin!!!@

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 5 лет назад

      @@aminaahmed4863
      Maxaad saluugtay!.. wll

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 5 лет назад

      @@Who_are_you900
      Waxa weeyaan doqonta usha agteeda ku dhufo hadday garanweydana gogga u geli 😂🤣
      Haddee ina adeer waa ls naqaannaa .

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 5 лет назад

      @@aminaahmed4863
      Ma qofkan aan ku idhi somalilanderow baa ku dhibtay!. Halkaynu isku naqanaa😂😂 naag somalilander ma thy adiguna inaadeer?

  • @nabaddoon3460
    @nabaddoon3460 8 лет назад +64

    aniga wxan kasojeda muqdisho dadkan wey hormareen masha allah

  • @maryanabdi3595
    @maryanabdi3595 6 лет назад +16

    My dadkeyga masha allah wan ku faraxsanhay,ogadeniya ahmed budul,iyo,heruut,cod,mcn ayey leyihen

  • @abwanhelleyare5313
    @abwanhelleyare5313 2 года назад +9

    Innaba caadi ma'ahan dhaantadan. Maadama aan kasoojedo NFD 🇰🇪🇸🇴✅👑 abwan Ahmed budul wxn kuleeyhy horrey usoco ugas sare legend Aya thy wlh. Afkaaga caano laguqabey.❤️❤️❤️😘🇬🇲🇰🇪🇸🇴✅👑👑

  • @abdulrahmanhassen5844
    @abdulrahmanhassen5844 4 года назад +40

    Ogadeen waa dad sharaf iyo dhaqan leh aad baan iidin jeclahay Salam from HargaysA somaliland

    • @ismacilxalane1033
      @ismacilxalane1033 2 года назад +1

      Waliga maushaqeysay hoorta hdadan ushaqeyn wxba hakashegin. Kalay South africa o mar un shaqale unoqo

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 2 года назад

      @@ismacilxalane1033 ogaadeen waa qowmiyad dad xun io mid fcn walaga heeli karaa mrkaa nagafuq wxba hanaga shegin gob nhy nazab walipaa

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 Год назад

      @@ismacilxalane1033 maxaa pro dad ogaaden ah miyaa kuxumeeyen😭

    • @Mayaah87
      @Mayaah87 Год назад

      First claim the country of your passport then you can talk about Somali traitor

    • @SucadAli-c5x
      @SucadAli-c5x 10 месяцев назад

      wnkulqb

  • @mohamedbishir6568
    @mohamedbishir6568 8 лет назад +35

    huuno wanka helo kama hari kare ma huubta nafteyda ma hanan karta Ddsi jecliya from kismayo jubalands

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 6 лет назад +5

    Axmed Budul is my favourite fanaan xagga dhaantada waana dhaqan yaqaan dhaantada maaha dadka bawsaday ee waa asal yaqaan codna ilaahay ugu deeqay aad baan u salaamayaa fanaan Axmed Budul waxaan filaya weliba inuu hal abuur yahay

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 3 года назад +427

    Waxaan hubaa inaa Dhaantadan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @TomandJerry-ov2kf
    @TomandJerry-ov2kf Год назад +7

    Xasuus xiligii axmed budul aan kadaawan jirnay caweyska dalmar❤❤

  • @maskiincaawiye8677
    @maskiincaawiye8677 7 лет назад +2

    aniga muqdisho aa ka soo jeedaa whl waana ka xumahay in meeshas amxaar maamulo dadkeyga Naga aamusa ceebtiina meel amxaaro geesaha ka taagan tahay in adoo Somali ah aa Ku dhaanteyso waa qalad Ina iley mujrim illahey kuso qabay Ogaden wey xoroobeysaa maalin un inshallah Somalia Somali baa leh

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 лет назад +24

    beautiful dhaanto, i realy like your dhaanto reer jigjiga,,

  • @abdirahmantaliyaha2750
    @abdirahmantaliyaha2750 6 лет назад +38

    Ogadenia wadaad aad uyabbathan maxayelay marmarka qaar eyago dibata kujiraan ayey hadana is elawsiyaan mar un waad horobii dontaan wllayal love you Nfd Garssa

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 5 лет назад

      Avdirahmaan taliyaha walaal idinka zur maatihiin yaab nfd xoog lagu heestaa lee ogaay

    • @abdirahmantaliye5951
      @abdirahmantaliye5951 5 лет назад

      @@inaaxmedxasan319 sxb kenya anaga utalino waxan kujirna barlamanka dalkani waxan hukunna qeyba kamida casimada kenya Nairobi waxan madax kanahaay Mamula eysan Somalida dagin waxaan iskusosharax naay madax weynahaa dalkani lakini badnii ayaa naloshegtay gumeysiga shegeyso muhuyahaay manarabno enan kago'no kenya wayoo shidaal eyo baad toneex malixin waxaan mamuladenaa kudisanaa waahantidothaa mardawna waxaan rabnaa enan kenya utalino itanoharsaan inshal Allah marka saa ulasoco sxb

    • @abdirahmantaliye5951
      @abdirahmantaliye5951 5 лет назад

      @@inaaxmedxasan319 intaas maxaysatiin ethinka iskabadayee waxaa nilidoraa madaxweynihina

  • @wadania932
    @wadania932 4 года назад +40

    Ogaden allow dhowr 🇱🇾🇱🇾🇱🇾❤❤❤❤

  • @abuuboy2289
    @abuuboy2289 3 года назад +3

    Am ogadeania man from Kenya tunakupenda Ahmed dahanto nakutakia maisha yenye heri na fanaka

  • @ayaanlrsaid8935
    @ayaanlrsaid8935 2 года назад +4

    Gabdhaa Oromada ah ee hirut dhaantada ay ciyaaraysa wa onther level

  • @mursalmaxamuud392
    @mursalmaxamuud392 Год назад +7

    I am stil listening this dhaanto like saara wixii iga danbeeya😂

  • @hussenfarahabdulcadir1984
    @hussenfarahabdulcadir1984 6 лет назад +21

    GEED GOB AH OO LAAMA IYO CALEEN BADAN HOOSKIISAAN FADHIYAA. WAA GALAB NOGOBEED, KOONFUR MARKAAN EEGO QAANSA ROOBEED IYO DARUURO DI'I BAAN ARKI.
    II MACAANA DHAGAYSA DHAANTADAN.😊

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 6 лет назад +4

      HUSSEN ABDULCADIR Barwaaqada Allaha kuu siyaadiyo

  • @princemuscab1276
    @princemuscab1276 8 лет назад +38

    from muqdisho ad ayan ugu farax sanhy somlida galinka nabada iyo horumRka ay samesyten kii ka xunow nafta waa

    • @munamohamud525
      @munamohamud525 8 лет назад +2

      prince muscab ree muqdisho bud'dhigi dalkeyga nabad iyo barwaaqo alaha ugu wado wanu jecelnahy walalahen

    • @princemuscab1276
      @princemuscab1276 8 лет назад

      Munish JJ thank u wll

    • @xussenmataan9233
      @xussenmataan9233 8 лет назад +2

      niiya

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 8 лет назад +4

      prince muscab sidoo kale wan idin jacelnahay Somali
      oo midowda ayaa ficnanlahayd

    • @mohamedmuhumed9541
      @mohamedmuhumed9541 8 лет назад

      klkayax.april.2017.22.warka.faysal.cabdi.
      Hussein.muhumed.hassan.somalia

  • @farhansandhere3886
    @farhansandhere3886 Год назад +3

    msha allah dd somalida jigjiga from puntland hda waxan kunolahay Melbourne Australia salan idinso diraya❤

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 6 лет назад +23

    I raised in Djibouti origin Somali asal i love the dhaanto music

  • @ikraamcaday9828
    @ikraamcaday9828 7 лет назад +20

    Aniga puntland kasojeyda wan kufarxsanhy ilamadeertey hormurkooda😘😘😘😘😘

  • @فلانابنفلان-م6ص
    @فلانابنفلان-م6ص 6 лет назад +57

    Dad aan jeclahay ogadenia ❤️

    • @hagahaumada9077
      @hagahaumada9077 4 года назад +1

      فلان ابن فلان
      Wll anagu wan ku jeclnhy

  • @amiramohamed800
    @amiramohamed800 8 лет назад +20

    From Somaliland To DDSI ===> Hore u Socda Waligiin Dad Qalbi Wngsan ayad tahiin walleh walalo aanu jeclnahay ayad tahin

  • @mohamadabuukar1294
    @mohamadabuukar1294 6 лет назад +9

    ilaaheyow mideey shanta somaliiya oonatus wadankeena oo loosoo dalxiis tagaayo insha alaah

  • @Mohamedsaiddirie
    @Mohamedsaiddirie 8 лет назад +67

    masha Allah anigu waxan.ka.so.jedaa Mogadishu rer xamar marka wan.ku faaxsahy wlhi meel sare nooloda.DDSI walalo aan.isku dhiig.nhy kaftan.wlhi saaxbo badan.aya leeyhy hadalkoda ay ka.helaa wa.dad.qiimo.badan.

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 8 лет назад +5

      mohamed said Mahad sanid wll qaali sidokle one love somali all 😍😍 ❤ ❤ ❤ 💓 💓 💓 💓 💓 💓

    • @kunkaroon530
      @kunkaroon530 8 лет назад +2

      mohamed said mahadsanid

    • @aarkagerikombe3871
      @aarkagerikombe3871 8 лет назад +2

      mohamed said masha alla hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay

    • @hanaliana4890
      @hanaliana4890 8 лет назад

      mohamed said cadhaanto

    • @zak_sheeqaplaysfornite4406
      @zak_sheeqaplaysfornite4406 7 лет назад +1

      Aarka geri kombe kkkll

  • @kaisarmouse8245
    @kaisarmouse8245 8 лет назад +35

    alle ha u siyaadiyo nabada reer jigjiga iyo guud ahaan ddsi ...from hrgaysa

  • @marwayusuf5433
    @marwayusuf5433 2 года назад +4

    Ogadenku wa dad jeclahay wana dad dhadheer oo qurxon wilasha iyo gabdhahooda oo cad cad❤️

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 года назад +26

    The best dhaanto
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Ciyaarta dhaantada 100%
    Goobta aad bey uqurux badan tahay 100%
    Inta kaheshay like ta saar

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 8 лет назад +5

    Masha Allah aad ayaan ugu faraxsanahy wllahay soomali galbeed ama dowladda deegaanka Somali nabadda iyo horumarka aaad gaarteen I'm from pland

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад +7

    Hooyo sharaf leh iyo nin halyeey ku dhalay😢❤🎉

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 3 года назад +13

    Masha Allah dad tegay dadkeyga Soomaali galbeed❤
    Aduunka dhan america Asia europe africa bari iyo galbeed dhaqankeena ayaad geyseen❤🇸🇴🇩🇯❤
    Salaam al caasimah muqdisho❤✋❤

  • @bakarahmed411
    @bakarahmed411 8 лет назад +14

    absolutely dhaantada waan la dhacay lkn ereyada heesta aa igu adag from mugadisho

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 5 месяцев назад +1

    Almd illhygii iga dhaliyay dadkaan dhaqanka iyo diinta iyo somalinimo duba kuweenthy alxmd❤

  • @Amiirzayn
    @Amiirzayn 4 месяца назад +5

    Who is still watching 2024

  • @dady6241
    @dady6241 2 года назад +2

    Masrax quruxdiii nasiiib bu u yeeshay qarnigaan ha loo bixiyo "qarnigiii budul"

  • @Zakariajama202
    @Zakariajama202 2 года назад +3

    Aduun mantana 2023 wyaa dawanaya alx best dhaanto❤️🇸🇴🇺🇬

  • @muhanadhadrawi5313
    @muhanadhadrawi5313 6 лет назад +14

    Markii aan dhaantada aan baranaayey waa heestii kowaad aan ku bartay wlhi ma ilaawo xasuus bay ii thy kabuza uganda 😍

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 8 лет назад +13

    wwww. mashallh. ilahay. hormarka. na gaadh siiyay baa. Mahad iska. leh. guuul inshallh. ddsi one love. ka naxaw. nafta waa. 😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mucaadjaamac-g8k
    @mucaadjaamac-g8k Год назад +1

    2012kii anoo yar oo miiga jooga ayaan rikor ka dhagaysan micnaheeda iyo wxy thy maan aqoon 😢 lkn imika 21 sano anoo ah ayaan dib usoo raadiyey 😢❤😊

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Год назад +4

    Ax ya dhanto arooskayiga Lagu ciyarayay 😭 my wife Alle ikada

  • @leylaabdi3796
    @leylaabdi3796 8 лет назад +8

    waxaan jeclahay sidey dhaqankooda ugu faanaan dhaqan shiyeeyana eysan uqaadan, waa soomalida kaliya eexortaa

  • @mahamedhasan2625
    @mahamedhasan2625 7 лет назад +44

    annigu waxan kasoo jeeda hargeysa runtii aad ayaan ugu faraxsanahay horumarka ka socda jigjiga iyo guud ahaan deeganada somalida sida somalia jabuti s/land kiniya deeganka somalida etopia waayo waa horumark ay dadkaygii gaadhen waxa qaybsani waa maamulada iyo xuduudaha lkn umadu waa umad somaliyed oo wllo ah runtiina waxa lagu kala qaybsan yahay waxa ka badan waxa la wadaago een abid lagu kala tagayn umadaha kale waxba innagama dhexeyaan sida oromada amharada iwm lkn waxa walalaheena somalida ddsi runtiina waa sababta aan ugu farxay horumarkay sameeyen kuna dhiirigalinayo inay hore usii socdaan

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 8 лет назад +2

    #CaweyskaDalmar
    waad ku mahadsan tahay bro sida habsamidaa
    e aad noogu soo gudbinaysid wax yaalaha
    bulshada farxad galinaya thnks bro 100%

  • @saacidbulshaawi1840
    @saacidbulshaawi1840 5 лет назад +54

    I LOVE ALL SOMALIA❤
    FROM GALMUDUG

    • @sakariyeaburahman
      @sakariyeaburahman 3 года назад +3

      We love my best brother and sister of galmudug from burao Togdheer somaliland

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 3 года назад +1

      Aad iyo aad inaadeer, we love all Somalis

    • @ibrahimhaji79
      @ibrahimhaji79 3 года назад +1

      Dalki uduga wan insalami from Kenya simali weyn

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 4 года назад +3

    Reer ayeeyday madaxiina ha sareeyo wa idin jecllhy from naag majeertena kablalax-nimo❤️😍

  • @mexicoahmed7177
    @mexicoahmed7177 3 года назад +21

    Proud to be ogaden🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲😍😍

  • @ilwaadcaraye3616
    @ilwaadcaraye3616 8 лет назад +2

    masha allah jigjigo waan ku jclahy waxaan rejeynaa inan maqlin somalida Etiopia iyo somalida kenyo oon maqlo somalida jigjiga iyo somalida gariso insha allah waan la dhibsaday magacayada lagu lifaaqayo wlhi

    • @darroryassin6332
      @darroryassin6332 7 лет назад

      haa. somali waa somali, itobiyaan iyo kenyan kuma dhexjiri karo.

  • @cumuuzhabdiyare711
    @cumuuzhabdiyare711 4 года назад +9

    From 🇸🇱💉🩸🇬🇲my dhiiga nooladada intey nolol jirto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😻😻😻😻🙏

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 7 лет назад +1

    Waxaan ka soo jeedaa DDSI maanshaa allaah waan ku faraxsanahay horumarka aan gaarnay inshaa allash qori waxba waan ku qaadi waayey hadii alle idmo Qalin ayaan kaga gu'i doonaa Guul walaalahayo somaaliyeed waan idiin jecelnahay

  • @fatumamohamed5187
    @fatumamohamed5187 7 лет назад +5

    mashaallah nice daanto i miss my country Ethiopia my almighty bless my land i miss my land

  • @MrDahirdayax
    @MrDahirdayax 7 лет назад +1

    waxaan kasoo jeedaa muqdisho _dadkeygi hoyo mcn dhulkeedii waan ku hami weynahay inaan booqdo. Meel layeraahda qabri dahar !?noladA maalin un baan hogaan uqaban doonaa Africa da oo dhami in sha alah. Tasi caden aan kahaayo oo ah hormarka aan ku dhaqaaqney ilahey mahadii 😍

  • @abdulmursal9660
    @abdulmursal9660 8 лет назад +9

    time to throw clanism out of window.....superb our jigjigas from kenya

  • @user-wz7xp6nv1v
    @user-wz7xp6nv1v 7 месяцев назад +1

    Ogaaden Dad An Jeclahay From khaatumo❤🥰

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw Год назад +28

    Yaa daawanaya dhantadan 2024 like dhac ku sii 😂😂❤❤

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 7 лет назад +85

    One love to DDSI from SOMALILAND hora u socda garab ka yagii middig 💚❤

    • @samatarkhalif4727
      @samatarkhalif4727 5 лет назад +11

      Faysal Sugaal we are not ddsi anymore you can call ass Somali galbeed or Somali states ❤️❤️❤️ 🇸🇴

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 4 года назад

      😍♥️♥️ lve u to bro

    • @juweriaparadise4787
      @juweriaparadise4787 2 года назад

      Faysal goorma kugu danbysyy halkan😂

  • @Warsama73
    @Warsama73 6 лет назад +4

    Hooyga dhaqanka somli nolaad o nabd hela reer jigjiga love you

  • @yaateofficialtube5147
    @yaateofficialtube5147 Год назад +1

    Intii malinkaa jogtay gacanta taaga 🙌🏻🙌🏻🙌🏻
    Ee waliba kasocotay schooladah 😅😅😅

  • @guntane143
    @guntane143 8 лет назад +6

    👏❤jig❤jiga❤👌hogol roobey hablaha taan kadoortay ha hircaleenlaaay hareerri magoolay ha waan hubaayoo hanaankada waan ka helaayey ha💪💪👍👍👍👍

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 4 года назад +2

    Xaadir ayaan ahaa malinta xasuus jigjiga cady 2017 alwo igu nabd celi ❤💟

  • @abdirahman6354
    @abdirahman6354 Год назад +10

    Still 2024😢😢

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 6 лет назад +4

    Dalkeyga oo midooba mar uun waan arki dooonaa inshllh
    Allow isku ken 5 ta somaliyed

  • @shankashanka6890
    @shankashanka6890 7 лет назад +17

    Gabadha cod macaanaa..Somali baan mooday lkn magaceed ka gartay..anyway Golden voice😍 heiruit

    • @mohamadabuukar1294
      @mohamadabuukar1294 6 лет назад

      Maxaa kuugu dhacay walaal gabadhu waa somali gabadhu hadeyna somali aheyn sideey wiil somaliyaa ulaheesey xitaa magaceeda youtubeka gali heesaheeda kaladuwan ayaa kuusoobaxaayaan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 лет назад +6

      Gabadhan waa Itoobiya ma aha Somali. Waxaa la yidhaahda Herrut Harmonat. Waa reer Jigjiga af somaliga way ku heesta.

    • @mohamadabuukar1294
      @mohamadabuukar1294 6 лет назад +1

      Waad iga hubtaa miyaa

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 6 лет назад +1

      Shanka Shanka kkkkk somali maahan gabadhan

    • @c.qadarcaaqilcaaqilnuur8248
      @c.qadarcaaqilcaaqilnuur8248 5 лет назад

      M.a dheh wll

  • @ismacilxalane1033
    @ismacilxalane1033 Год назад +1

    Still enjoying on 17th December 2023

  • @mohamed_dek9
    @mohamed_dek9 4 года назад +11

    #2020 yaa mar labaad
    Heestan igula dhaanteeynaayo.

  • @kushiticman137
    @kushiticman137 7 лет назад +1

    Hankaaku amxaaro ha dhaafo
    waa adikii soo xukumay dunidii qadiimka eheed hadaad Somali tahay baan ka hadlayaa greatest people in the world are somalida maanta jirta I aamin waa run waana dantaada iyo geesinimadaada all Somaliweyn

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 года назад +8

    ogadeeniya hanolaato ❤💙💚🔥2022💪

  • @yaxyegeele6225
    @yaxyegeele6225 2 года назад +1

    Hbn Murugo LeH ayaan Ku Daawanayaa Oslo Norway 30/10/2022.octobar Ha Haben axad ah ❤️🙏

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md 8 месяцев назад +2

    Wan huboya hanankaga wanka helaye halaley hestan mobilka habar yartey ka dhagesan jiray marwalba wn so boqda haben islin 29/jul/2024 Hestayda,👌🇸🇴

  • @issamohamed3304
    @issamohamed3304 6 лет назад +8

    Ahmed budul nin culus thumps up.....👍👍👍👍👍

  • @mohamedsaciid3119
    @mohamedsaciid3119 Месяц назад

    Dhaantadaan gabar baan ku shukaansan jiray xasuus mar aan miyiga joogay waxaan dhihi jiray halka lagu hirtiyo heyb wanaag😊saney hooyo sharaf leh iyo nin halyeeyaa ku dhalay gabar amaanta jecel bey eheed😍😂

  • @feisalharar3792
    @feisalharar3792 8 лет назад +52

    anigu garissa Ayan joga wan gufaraxsanahay walalah

  • @fuadapdi1330
    @fuadapdi1330 5 лет назад +7

    Yaa ila daaeanaya 2020✋

  • @mahamedabdi1476
    @mahamedabdi1476 8 лет назад +8

    viva...jigjiga wa meel barwaqo
    jigjiga oo kaliya maha gobalada dds odhan ayaba ah meshey naftu rabtey

  • @farxiyapasto5257
    @farxiyapasto5257 8 лет назад +41

    wxaan ka soo jeedaa muqdisho waan ddsi waa ka helaa dhaantada waan.jecahy reer ddsi alaha idin dhoowro hormar wacan cadawgiina hoos mar walba guul ddsi and fananti ddsi waan jeclahy iyo dadkooda farxad waarto waligiin ku nolaada awooweyaasheeyda

  • @tazta__productions
    @tazta__productions Год назад +4

    Qofka iga danbeya like haa igu sharfo 2024

  • @AdeshShukri
    @AdeshShukri 12 дней назад

    2014 ayan dhageysan jiray aniga iyo marwadeyda o an sanadkas so guursaday...Alxamdulilah 5 carur aya no jogta wana isqabnaa alx.i was in Africa by then but now in europe

    • @AdeshShukri
      @AdeshShukri 12 дней назад

      Ahmed budul ayan kawada dhantooyinkisa ma ahan dhantadan ayada

  • @kadermohamud7005
    @kadermohamud7005 8 лет назад +7

    My Hometown JIGJIGA💯 OneLove❤️

  • @abdinasirnoribrahim4421
    @abdinasirnoribrahim4421 3 месяца назад +1

    Ciil wlhi 12 gobol ayay naga haystaan ethiopian waana malin uun waan ka kicin dinaa I.a

  • @mubaarikdhuuxibrahim5140
    @mubaarikdhuuxibrahim5140 5 лет назад +10

    Wllo ogaadenow bahasha ma schoolba laydinku dhigaa wllo 😀

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 8 лет назад +29

    Jigjiga wey qurux badan tahay laakiin waxaan KU nacay. Madaxweyne iyo wasiiro iyo baarlamaan aan dhacaynin. Oo hadaad qaladkooda tustana wey KU xiri. Insha Allah mar bay noqon wadan nabad badan

  • @Maktabadaimamnawawi
    @Maktabadaimamnawawi 5 лет назад +9

    Boqorka dhaantada hore usoco Bro axmed budul

  • @OsamaDahir
    @OsamaDahir Год назад +1

    Fav dhaanto 13-Dec 2023 😘

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 7 лет назад +10

    Madax waynaha ddsi wadankii wuu horomariyay lkn ha ku daro inuu dadkiisa xidhiga iyo dilka ka daayo markaasu horumarku sameeyay si fcn u muuqanaya

  • @abdi-yarenouniho9386
    @abdi-yarenouniho9386 8 лет назад

    I'm from Aakhiro and my city qabri ku yaala Burco my favorite dhaantada jigjiga congrltion
    waaryaa walaal
    Talaw reer Jigjigi
    May heesayaan
    Aan daawadee?
    , big salaan Rer jigjiga dad qalbi xaadhan hore u socod horumarka aad gaadheen Hnbayo ayn idin leenahy

  • @hassannoorabdullahi2065
    @hassannoorabdullahi2065 2 года назад +3

    Who's here 2023 if you ain't somali you can't appreciate this song

  • @mdabdirisakmahdimohamoud654
    @mdabdirisakmahdimohamoud654 7 лет назад +1

    dhamaan umada soomaaliyeed ku faraxsan horumarka ka socda deegaanka waad ku mahadsan tihiin waaan idin jecelahay meel kasta aduunka ka joogtaan

  • @ApdiwaaxidMahad-ns5lx
    @ApdiwaaxidMahad-ns5lx Год назад +118

    Who still watching 2024❤😊

  • @ayanmohamed2645
    @ayanmohamed2645 7 лет назад +1

    Walahi waaa yaab from khatuma from muqdisho from soomaaliland war waxbo makala tihiine kalabixinta iska daaya soomaaliyeey